Xasan Gacaliye
Xasan Gacaliye
  • Видео 156
  • Просмотров 17 864 483
BY THE RIVERS OF MOGADISHU
A Hassan Mohamed Said Samantar's short video about #Mogadishu, the capital of #Somalia, that is experiencing an extraordinarily long rainy season that has caused many flooded roads. #BXGFilms, #XasanGacaliye, @XasanGacaliye.
Music: Bensound - Slow Motion.
Vidiyo gaaban ee Xasan Maxamed Saciid Samantar oo ku saabsan sida roobabka badan u saameeyeen waddooyinka caasimada #Soomaaliya, #Muqdisho. #XasanGacaliye, #BXGFilms, @XasanGacaliye.
Musikada: Bensound - Slow Motion.
Просмотров: 409

Видео

Mogadishu City Views
Просмотров 1,2 тыс.4 года назад
Mogadishu seen from the rooftop of Olow Tower building. Mogadishu is confident, active, romantic and above all, is love.
Back to Nairobi
Просмотров 3735 лет назад
BXGFilms Vidiyo aad u gaaban ee @XasanGacaliye. Hadda baan Xamar ka soo dagay, Nairobi baan joogaa, waa kan qolkayga, waa tan sariirta, musqusha ma xumo, nasiib-darro, kaligay baan ahay. A BXGFilms @XasanGacaliye's ultra short video. Back to Nairobi from Mogadishu, here it is my room, the bed and the bathroom, not bad at all, pity that I am without company.
Todobaadka Dhaqanka Soomaalida Keenya, Oktoobar 12-13, 2018.
Просмотров 7295 лет назад
Xafladda furitaanka Todobaadka Dhaqanka Soomaalida Keenya. Opening Ceremony of the Somali Heritage Week in Nairobi, Kenya, Oct 12-13, 2018. BXGFilms, @XasanGacaliye.
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 5aad.
Просмотров 52 тыс.13 лет назад
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee RoyalTv, Xafladda Maqaayadda Ramada, London, UK, 2011 - Qeybta 5aad "Aw-Koombe" for President". Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed "Aw-Koombe", Cabdulqaadir "Nuuraani", Faynuus Sheekh Daahir, Shariif "Jeek", Muxyidiin Xaaji Abuukar, Muriidi Sharles, Raxiima Mahdi Abuukar, Amaara Cali "Shoobero", Jamila Mahdi Abuukar, Faysal Macow Shariif, Maxamed Shariif, Aamina "Dhufey...
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee RoyalTv - Xafladda Ramada, London, UK, 2011 - Qeybta 4aad
Просмотров 23 тыс.13 лет назад
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com). Xafladda Ramada Restaurant, London, UK, 2011 - Qeybta 4aad. "Aw-Koombe" for President". Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed "Aw-Koombe", Cabdulqaadir "Nuuraani", Faynuus Sheekh Daahir, Shariif "Jeek", Muxyidiin Xaaji Abuukar, Muriidi Sharles, Raxiima Mahdi Abuukar, Amaara Cali "Shoobero", Jamila Mahdi Abuukar, Faysal Macow Shariif, Maxamed ...
Kulanka Fanaaninta Banaadir ee RoyalTv, London, UK, 2011 - Qeybta 3aad
Просмотров 14 тыс.13 лет назад
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 3aad Axmed Naaji Sacad Cabdulqaadir "Nuuraani" Faynuus Sheekh Daahir Shariif "Jeek" Muxyidiin Xaaji Abuukar Muriidi Sharles Raxiima Mahdi Abuukar Deeqa Axmed Cabdiraxmaan Amaara Cali "Shoobero" Waxaa duubay, wixiii xuquuq ahna u dhowran Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011.
Kulanka Fanaaninta Banaadir ee RoyalTv, London, UK, 2011 - Qeybta 2aad
Просмотров 35 тыс.13 лет назад
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 2aad Axmed Naaji Sacad Cabdulqaadir "Nuuraani" Faynuus Sheekh Daahir Shariif "Jeek" Muxyidiin Xaaji Abuukar Muriidi Sharles Raxiima Mahdi Abuukar Deeqa Axmed Cabdiraxmaan Amaara Cali "Shoobero" Waxaa duubay, wixiii xuquuq ahna u dhowran Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011.
Kulanka Fanaaninta Banaadir ee RoyalTv, London, UK, 2011 - Qeybta 1aad
Просмотров 72 тыс.13 лет назад
Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 1aad Axmed Naaji Sacad Cabdulqaadir "Nuuraani" Faynuus Sheekh Daahir Shariif "Jeek" Muxyidiin Xaaji Abuukar Muriidi Sharles Raxiima Mahdi Abuukar Deeqa Axmed Cabdiraxmaan Amaara Cali "Shoobero" Waxaa duubay, wixiii xuquuq ahna u dhowran Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011.
Waaliddii Latiif - Hordhac Filimka Xasan Maxamed Saciid Samatar "Gacaliye", 1987
Просмотров 10 тыс.13 лет назад
Waaliddii Latiif - Hordhac Filimka Xasan Maxamed Saciid Samatar "Gacaliye", Muqdisho, 1987. Latif's Folly - Preview of a film made by Hassan Mohamed Said Samantar, Mogadishu, 1987.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q12 Dhammaad
Просмотров 62 тыс.14 лет назад
RUWAAYAD Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984. Hobollada Qaranka ee Waaberi MUUSIKADA Daa'uud & Ducaale Yare - Organka Cabdinaasir - Beejka Siciid - Bateriga Cabdi Aamito - Saksofoonka Axmed Gefi - Boongaha Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer JILAYAASHA Sahro Axmed Jaamac Maxamed Axmed Dhabarlow Axmed Ismaaciil Diyaar Saynab Cige Maxamed Maxamed Axm...
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q11
Просмотров 48 тыс.14 лет назад
RUWAAYAD Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984. Hobollada Qaranka ee Waaberi. MUUSIKADA Daa'uud & Ducaale Yare - Organka Cabdinaasir - Beejka Siciid - Bateriga Cabdi Aamito - Saksofoonka Axmed Gefi - Boongaha Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer JILAYAASHA Sahro Axmed Jaamac Maxamed Axmed Dhabarlow Axmed Ismaaciil Diyaar Saynab Cige Maxamed Maxamed Ax...
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q10
Просмотров 42 тыс.14 лет назад
RUWAAYAD Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984. Hobollada Qaranka ee Waaberi. MUUSIKADA Daa'uud & Ducaale Yare - Organka Cabdinaasir - Beejka Siciid - Bateriga Cabdi Aamito - Saksofoonka Axmed Gefi - Boongaha Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer JILAYAASHA Sahro Axmed Jaamac Maxamed Axmed Dhabarlow Axmed Ismaaciil Diyaar Saynab Cige Maxamed Maxamed Ax...
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q9
Просмотров 55 тыс.14 лет назад
RUWAAYAD Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984. Hobollada Qaranka ee Waaberi. MUUSIKADA Daa'uud & Ducaale Yare - Organka Cabdinaasir - Beejka Siciid - Bateriga Cabdi Aamito - Saksofoonka Axmed Gefi - Boongaha Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer JILAYAASHA Sahro Axmed Jaamac Maxamed Axmed Dhabarlow Axmed Ismaaciil Diyaar Saynab Cige Maxamed Maxamed Ax...
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q8
Просмотров 107 тыс.14 лет назад
RUWAAYAD Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984. Hobollada Qaranka ee Waaberi. MUUSIKADA Daa'uud & Ducaale Yare - Organka Cabdinaasir - Beejka Siciid - Bateriga Cabdi Aamito - Saksofoonka Axmed Gefi - Boongaha Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer JILAYAASHA Sahro Axmed Jaamac Maxamed Axmed Dhabarlow Axmed Ismaaciil Diyaar Saynab Cige Maxamed Maxamed Ax...
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q7
Просмотров 173 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q7
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q6
Просмотров 85 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q6
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q5
Просмотров 277 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q5
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
Просмотров 392 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q3
Просмотров 191 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q3
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q2
Просмотров 71 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q2
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q1
Просмотров 132 тыс.14 лет назад
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q1
MaryanMursal & Khartuum, Suudaan - Q2
Просмотров 467 тыс.14 лет назад
MaryanMursal & Khartuum, Suudaan - Q2
MaryanMursal & Khartuum, Suudaan - Q1
Просмотров 23 тыс.14 лет назад
MaryanMursal & Khartuum, Suudaan - Q1
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q11 Final
Просмотров 40 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q11 Final
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q10
Просмотров 55 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q10
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q9
Просмотров 25 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q9
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q8
Просмотров 97 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q8
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q7
Просмотров 90 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q7
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q6
Просмотров 75 тыс.14 лет назад
Bandhigga Kooxda Waaberi ee Khartuum, Suudaan - Q6

Комментарии

  • @bashkalove2669
    @bashkalove2669 День назад

    Wa sanguba

  • @xasanfarxanciise776
    @xasanfarxanciise776 День назад

    stop talking to you

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 День назад

    ileen Qaranimo la'aan Qasaaro kawayn majiro😭waa run walee!!

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST 3 дня назад

    Rabbi ha u Naxariisto inta dhimatay. Badankoodu maanta way innaga hooseeyaan. Sahra Axmed, Dhabarlow, Kinsi, Huryo, Khadra Dahir, Marwo Cabdi, Dafe, Singub, Meecaad Miigane, Daa'uud Cali Masxaf, Barrow, iyo inta kale ee aan ka tagay.

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 3 дня назад

    Wuxuu ahaa ninka keliya ee aan is qallloocin markuu kabanka tumayo Ama aan hoos eegin

  • @abdi-risakmahamoud9940
    @abdi-risakmahamoud9940 7 дней назад

    Kaa timaha weyni waa xasan sheekh maxamud

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 8 дней назад

    Cabdi tahliil ilaahay hau naxariisto Cod aan fanaaniinta kale lahayn oo isaga u gaara buu lahaa

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 9 дней назад

    Aniga waxa iga horeeyay dad 16 sanno ka hor Comment bixiyay 2008 bal Anna inta iga dambaysa waa la arki doonaa

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 18 дней назад

    Gabadha ceeragaabo ku qoslay

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 19 дней назад

    ALLAH IRHAMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤1🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 22 дня назад

    2 August 2024 Hargaysa ku daawanayaa saacadu waa 11:02pm qol ayaa kaligay fadhiyaa ku qayilayaa

  • @MohammedHussein-qn2fp
    @MohammedHussein-qn2fp Месяц назад

    Wow 1986 🎉 story somalia 🎉❤🎉❤🎉 good great 👍 history would Saturday God to adem baby fadar of Somalia niflein people in the world 🌎 btich would how are you bullshit people Mafia

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Месяц назад

    Qeybtii koowaad soo dhamestay tii labaad daawanayaa waa ruwayad qurux badan ❤

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Месяц назад

    Waa ruwayad qurux badan alla ha u naxariisto dhamantoda 😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Месяц назад

    Ruwayada xikmad ayaa ku jirto oo waliba manta taagan

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Месяц назад

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @NimcoXasan-m1u
    @NimcoXasan-m1u Месяц назад

    😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @XasansaneyCabdi
    @XasansaneyCabdi Месяц назад

    Dhibkaloosomarayxornimadajabuti

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Uhur.kalmad⚽️🎯 4:30 ⚽️

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Maanta/dhaha.walaladiin⚽️⚽️⚽️🏆no 3:37 llow.sland

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    ⚽️🎯🎯🎯🏄‍♀️🏄‍♀️🏄‍♀️🏄‍♀️

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Heesihii.dad.wada.dhashey.id.ixtiraaami.waayaasn.waaa.la.faaaa.iidaaa

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Месяц назад

    Gumaysigu wa konfurta iLeen mayfamane❤😊😊😊

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Najaral.iyo.maacuun..Warshadeyn👉.marinkeed.(saaf..)tusale. 4:08 waa.30.baleyguna..

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    ...🐾🐾🐾raad💌🧠sheg💤murti 0:41 ✍️

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Suugaan. Sida. Eynis.u.fasirno.maha.badi.

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Месяц назад

    Suugaan seynis sports 8:54

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Месяц назад

    Reer Waqooyi Am,Xaarkaa U Raayee Hilibka Ceyriinka Cunayaa Waa Su Aale Goormey Hooyadiin Noqotay Waa Su aal? Reer Waqooyi Bada Iyo Bariga Somaaliya 🇸🇴 IIB Ma Aha.

  • @user-rd9iv8dg7j
    @user-rd9iv8dg7j 2 месяца назад

    Allaha unaxariisto

  • @mohamedali4034
    @mohamedali4034 2 месяца назад

    Omar nuur abdule

  • @MohamedHassan-yy1gc
    @MohamedHassan-yy1gc 2 месяца назад

    Isi seega iyo madowga subag baad ka heshaa

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob 2 месяца назад

    Aboi Gouled Allah ha ku naxaristo adiga iyo président Med Siyad Bareh insha Allah.

  • @jaamactooreeye5285
    @jaamactooreeye5285 2 месяца назад

    Horta bakayle madaw ma jiraaa!?

  • @RidwanCabdilahi-uk8nb
    @RidwanCabdilahi-uk8nb 2 месяца назад

    Curintii Abawaan maxamud cabdilaahi ciise sangub ?? allaha uwada naxariis tee

  • @AbshirBafo-lm3tw
    @AbshirBafo-lm3tw 2 месяца назад

    All❤😊ah yacisak fanaanad qaran

  • @user-uk4ul2vz4h
    @user-uk4ul2vz4h 2 месяца назад

    Intii dhimatay alle ha unaxariisto hooyadii fanka waa bari abwaanka abwaanada sangub

  • @SaciidTuryare
    @SaciidTuryare 2 месяца назад

    2024 inta dawanooSo😅

  • @AbdifitaxBaariyow
    @AbdifitaxBaariyow 2 месяца назад

    Asc

  • @HasanJamac
    @HasanJamac 2 месяца назад

    Cilmi iyo caado waa fikradii yuufuf adan alaale

  • @adamahmed8432
    @adamahmed8432 2 месяца назад

    Baydkaa u danbeeya cumar stage ka ayuu ku sameeyay allow kuu naxariiso maxaa fan inaga tagay

  • @nameluosharaffarah1937
    @nameluosharaffarah1937 3 месяца назад

    Allaha unaxaristo adeero cali diriye ( CALI GAAB) oo ahaa abwaanki heestan iyo hees kaleba usameeyey Africa 1/Afrikay Gobaad tahay wanaa lagu gumaysta 2/Afrikay isburro isaso bahaysto ninka baal ulexdana basar wax ugu sheego ku balama dagaal 3/ afrakay laga dharag dhaxalkaagi lala guur dhoomaha gumaysiga maxa dhabarka kusudhay 4/ Aduunyada hub lagawaa hadana waa larogaya AFRIKANA RAG UMA DHALAN

  • @MaymuunmahamudHassan
    @MaymuunmahamudHassan 3 месяца назад

    Rabbi ha uwada naxariisto

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-pv3qr8wh7r
    @user-pv3qr8wh7r 3 месяца назад

    Maryan mursal cise

  • @Mohamed-gq2dj
    @Mohamed-gq2dj 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khaalidkhaalid-if8eu
    @khaalidkhaalid-if8eu 3 месяца назад

    Oq

  • @user-jj8rj7xd3n
    @user-jj8rj7xd3n 3 месяца назад

    Fay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 месяца назад

    Ruun Xadi khaadka ayey Siiney ku gedijirtey

  • @HirabHo
    @HirabHo 3 месяца назад

    1 er igaad

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 3 месяца назад

    Hanuuniye legend wayn weye 💯 Yaaa kaban canaantay 🎻🎻🎻 Lahjadiisa ka helaa markuu heesayo, inuu koonfur somalia kasoo jeedo wa hubaal.